Mutamar Islaami ah oo dhawaan ka bilaaban doona Dalka Holland
(March 23, 2012)
Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Holand iyo dalalka darsika la ah waxaa lagu wargelinayaa i dalka Holland uu ka bilaaban doono Mutamar Islaami ah oo ay ka soo qayb geli doonaa culimo iyo d
Ogeysiis ku socda walaalihii la socday Darsiga Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax
(March 23, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net la ogeysiinayaa in wax yar iska badaleen Jadwalka Darsigii Sheekh Dr.Cali Saalax Xafidahulaah kaas oo ka bixi jiray si maqal iyo Muuqaal ah Halg
Madaxweynaha dalka Ugandha oo taliye cusub u soo magacaabay ciidanka AMISOM
(March 23, 2012)
Kampala:-Madaxweynaha dalka Ugandha Yuweri Museveni ayaa saaka wareegto ku badalay taliyihii ciidanka AMISOM Gen. Fred Mugisha oo in mudo ah soo hayey xilka ciidamada AMISOM waxaana taliye cusub loo
Madaxweynaha Puntlland oo tacsi ka diray geeridii Madaxweynihii hore ee DFKM Col.Cabdullaahi Yuusuf.(Dhagayso)
(March 23, 2012)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay xarunta madax tooyada ee Puntlland ee Garoowe waxaa uu tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeri
Madaxweynihii hore ee DFKM Col. Cabdullahi Yuusuf Axmed oo geeriyooday
(March 23, 2012)
Waxaa saaka saacadu markii ay ahayd  4-tii subaxnimo ee ku geeriyooday magaalada Abu Dubia  Madaxweynihii hore ee DFKM Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed , Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maalmi