Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee maanta ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 24, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii maanta  si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka
Ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya ah oo galay degmada Dhuusomareeb
(March 24, 2012)
Ciidamada Itoobiya ah oo ku hubeysan gawaarida Tikniko ah ayaa lagu soo waramayaa in ay saaka soo gaareen degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud waxaana ay ciidamada ka yimadeen Degmada Gur
Madaxweynaha Puntlland iyo wafdi la socda oo ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo
(March 24, 2012)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo golahiisa xukuumada ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ,WafdigaMadaxwe