Qarax ka dhacay Is-goyska Fagax ee degmada Yaaqshiid
(March 26, 2012)
Muqdisho:Qarax khasaaro geystay ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Is-goyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho qaraxa ayaa waxaa uu ahaa miino lagu weeraray Ciidamo ka tirsan DFKM oo fadh
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlusuna oo la wareegay Degmada Ceelbuur
(March 26, 2012)
Ceelbuur:-War haatan naga soo gaaray gobalada Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo kaabaya kuwa Ahlu suna ay  la wareegeen Degmada Ceelbuur waxaana ka baxay magaalada Ciidamadii uru
Mutamarkii Islaamiga ee 5aad oo ka bilaaban doona magaaladaTilbrug ee dalka Holland
(March 26, 2012)
Holland:-Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Holand iyo dalalka darsika la ah waxaa lagu wargelinayaa in dalka Holland uu ka bilaaban doono Mutamar Islaami ah oo ay ka soo qayb geli doonaa cu
Ciidamada DF kuwa Itoobiya oo soo gaaray Goobo iyo dagaal ka socda Ceel la-helay
(March 26, 2012)
Hiiraan:-Warar goor dhow na soo gaaray gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo itoobiyaan ah iyo kuwa DFKM ay saaka soo gaareen  deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraanwaxaana dhaqdhaqaaq ciidan uu ka so