Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM oo maanta gaaray Baladweyne
(March 27, 2012)
Hiiraan:-Waxaa maanta duhurkii gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Saraakiil ka tirsan ciidanka AMISOM halkaas oo ay soo indha indheyn doonaan xarumaha la dajin doono bisha April ci
Nin Britain Ah oo Lagu Qabtay Garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho
(March 27, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada Nabad sugidda ee DKMG ah ayaa duhurnimadii maanta ku qabatay garoonka Aden Cade International Airport ee Magaalada Muqdisho nin sita passportka dalka Britain, ninkan ayaa la qabtay
Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Degmada Cadaado
(March 27, 2012)
Cadaado:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud,wafdiga madaxweynaha ayaa waxay saaka uu ka soo kicitimeed magaalada Gaalka
Ogeysiis ku socda walaalihii la socday Darsiga Sheekh Maxamuud Sheekh Xassan
(March 27, 2012)
Denmark:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Webka Halgan.net la ogeysiinayaa in darsigii uu akhrin jiray Sheekh Maxamuud Sheekh Xassan Abu Dalxa uu si live ah uga bixi doono hadii alle Idmo Halgan W
War-murtiyeed ka soo baxay shirkii Roadmap-ka ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo
(March 27, 2012)
Gaalkacayo:-Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug lagu soo afmeeray Shirkii wadatashagiga ee saxiixayaasha Roadmap-ka oo loogu tala galay in lagu dhamaystiro barmaamijka ay ku soconayso D