Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed oo codsi u jeediyey Ururka Jamacada Carabta
(March 30, 2012)
Ciraaq:-Madaxwaynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa codsi u jeediyey wadamada ku bahoobay Ururka Jaamacada Carabta ka dib markii uu shalay ka qeyb galay kulan ay isigu yimaadeen madaxada wadamada ku b
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo soo gaaray magaalada Garoowe (Masawiro)
(March 30, 2012)
Garoowe:-Wafdi ka socda Midowga Yurub oo uu horkacayo Mr Georges Marc Andre wakiilka EU u qaanbilsan Somalia ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxayna kulamo ay la qaateen M
Dagaalo iyo Duqeymo culus oo wili ka socda Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir
(March 30, 2012)
Muqdisho:-Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus iyo duqeymo khasaaro leh ay ka socdaan qaybo kala duwan oo ka mid ah duleedka magaalada Muqdisho g