Madaxweynaha Puntlland iyo wafdi la socda oo ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo

March 24, 2012 - Written by

Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo golahiisa xukuumada ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ,WafdigaMadaxweynaha Puntlland ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyey Isimo waaweyn oo laga qadariyo  degaanada Puntlland.

Wafdiga Madaxweynaha Puntlland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa la filayaa in uu ku sii hakan doono degaano iyo magaalooyinka u dhexeeya  magaalada Garoowe iyo Gaalkacyo, socdaalka Madaxweynaha Puntlland ayaa waxaa uu ku saabsan yahay iyadoo la filayo in magaalada Gaalkacyo la keeno meydkii Madaxweynihii hore ee DFKM Col. Cabdulaahi Yuusuf Axmed magaalada Gaalakacyo.

Ciidanka daraawiishta Puntlland iyo kuwa Madaxtooyada ayaa iyagu sugi doono amaanka wafdiga la socda Madaxweynaha Puntlland sida caadiga ah iyo weliba amaanka guud ee magaalada Gaalkacyo iyo degaanada u dhexeeya magaalada Garoowe iyo Gaalkacyo, Masuuliyinta Gobolka Mudug ee Puntlland ayaa waxaa ay wadaan diyaar garow ku aadan qaabkii iyo siddii loo aasi lahaa Madaxweynihi hore ee DFKM ahaan madaxweynihii ugu horeeyey ee maamulka Puntlland Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online