Ogeysiis ku socda walaalihii la socday Darsigii Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

March 31, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net la ogeysiinayaa in la joojiyey darsigii uu bixin jiray Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax kaas oo ka bixi jiray Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo waxaana loo joojiyey iyada oo uu Mutamrkii Islaamiga ee 10aad uu ka bilaaban doono magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .

Ogeysiis Mutamarkii 10aad oo ka bilaaba doona Magaalada Oslo

Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawfiiq.

Culumada ka soo qeyb galeysa Mutamarka Sanadkan waxay kala yihiin

1-Sh. Maxamed  idris Ahmed -Sucuudiga
2-Sh  Maxamed Cumar dirir Hargaysa Somalia
3-Sh Dr. Axmed daahir Aweys Somaliya
4-Sh  Yuusuf Axmed Sweden
5-Sh Mustafe X. ismaaciil Somalia
6-Sh Cabdiraxmaan  Abyad Denmark
7-Sh Bashiir Shiil Canada
8-Sh Dr. Cali Maxamed Saalax Norway
9-Sh Siciid Raage UK 10-Sh C/wali Sh. Mohamed Malaysia

Inshallaah mu,tamarka sanadkan waa toban jirsaday sidaa darteed waxaa ka soo qayb gali doona culumadaas badan ee kor ku xusan iyo waliba waxyaabo idin farax galiya inshallaah, marka waxaa walaalaha muslimiinta aan leenahay ka soo qaybgal wanaagsan khayrka inshallaah.

Waxaan kaloo ka codsanaynaa walaalaha martida ah ee ka imaanaya dibada in ay soo qaataan hu’gooda

Mu’tamarkii 10aad ee Oslo Norway 2012

Taariikhda: 05.04.12-08.04.12 Goobta shirka: Spireaveien1.økern Hallen Cinwaanka: كونوا عباد الله إخوانا

Darsiga Sheekh Dr Cali Maxamed saalax ayaa dib u bilaaban doona marka uu dhamaado Mutamarka Inshalaaah.

halgan.net
Oslo

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online