Aqoonta Qofka Muslinka Dr.Sheekh Cali Maxamed Saalax (Daawo)

April 19, 2012 - Written by

Norway:-Waxaa halkan ugu soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net Muxaadaro uu Dr.Sheekh Cali Maxamed Saalax u jeediyeyy jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sout Afrika  muxaadarada ayaa si live ah uga baxday Halgan webtv Staion iyo qaar ka mid ah Masaajida dalka Sout Afrika  oo ay gacanta ku hayaan Majliska Al-Bayaan.

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa muxaadaradiisa waxaa uu cinwaan uga dhigay Aqoonta Qofka Muslinka ah Hoos ka daawo .


Halgan.net Norway

1 Comment so far

Leave a comment

  1. maasha allah allow kheyr badan ha kusiiyo.

Leave a comment

*