Bayaanka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ay ka soo saartay xaaladda dalku marayo.

April 9, 2012 - Written by

Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed  ayaaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada uu dalka marayo waxaana bayaanka looga hadlay in talada umada ay isku koobaan koox yar kuwaas oo doonaya in ay umada masiirkeeda kaligood gooyaan una sameyaan umada dastuur khilaafsan Shareecda Islaamka.

Bayaanka ayaa sidoo kale ka hadlaya tacdiyada ay ciidamada DFKM u geystaan dadka rayidka ah iyo garsoor xumada ka DFKM waxaa kale oo uu bayaanka ugu baaqayaa garabyada isku haya talada dalka in wax walba oo khilaaf ah lagu xaliyo wadahadal lana joojiyo dagaalka ay ku dhamaadeen uamada Soomaaliyeed.

Bayaanka oo ku qoran luqada Carabiga iyo Soomaaliya ayaa nuqul ka mid ah waxaa uu soo gaaray Halgan.net hoos ka akhriso bayaanka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed .

Bayaankii oo Af Soomaali ah Bayaan Soomaali1
Bayaankii oo Carabi ah     Bayaancarabi

A/ Cawale
Muqdisho
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online