Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi oo ku geeriyooday magaalada Al Ceyn

April 9, 2012 - Written by

Dhammaan jaaliyadda reer Puntland ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi oo xalay ku geeriyooday waddanka imaaraadka carabta, magaalada Al Ceyn. Jaaliyaddu waxa ay Allaah uga baryayaan in uu janatul Ferdoowsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo dhammaan dadka soomaaliyee gaar ahaan reer Puntlandna uu samir iyo iimaanba ka siiyo – aaamiin.

Tacsida waxaa diraya

1-    Yaasiin Daahir Muuse

2-    Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude

3-    Maxamed Cabdixaliim

4-    Jaamac Shiikh Cusmaan

5-    Cabdullaahi Muuse Guuto

6-    Axmed Cali Bete

7-    Cali Cashuur

8-    Axmed Guufe

9-    Shiikh Maxamed Xasan Caraale

10- Sharmaarke Buule

11- Cali Dhoore idiriis

12- Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal

13- Cabdullaahi kooshin

14- Maxamed Xasan

15- Cabdiraxmaan Cali Cumar ( Janogale)

16- Cabdiraxmaan Guuleed Shiino

17- Cismaan Cumar Boqor

18- Farxaan Cali Nuur

19- Burhaan

20- Xasan Oslo

21- Xasan Sablaale

22- Siciid Amesh

23- Warsame Beeldaaje

24- Suldaan Cabdifataax Guure

25- Cabdisalaam Yuusuf Teetano

26- Maxamed Jaamac

27- Cali Gacaneey

28- Siciid Yuusuf

29- Maxamed Yuusuf

30- Cabdi Daahir Sodonle

31- Cabdirisaaq Dhamac

32- Aadan Guhaad

33- Shukri Siciid Daahir

34- Ustaad Maxamed Saalax

35- Cabdikeyf Bashiir Faarax

36- Sucaad Ceygaag

37- Xaliimo Saalax

38- Fowsiyo Cartan

39- Heykal Cabdullaahi

40- Raage

41- Liibaan Xirsi

42- Maxamuud Isqasaal

43- Siciid Shabeele

44- Nadiifo Dalmar

45- Nadiifo Cismaan

46- Cabdirishiid Qandala

47- Cabdirishiid Beeldaaje

48- Cabdulqaadir Biina

49- Cali Timoyare

50- Maxamed yaasiin

51- Cabdulqaadir Yaasiin

52- Cabdisamad Qeyliye

53- Cali Maxamed Ciise

54- Cabdicasiis M Ciise

55- Maxamed Indhoyare

56- Sahra Yuusuf Jaamac

57- Faadumo Jaamac

58- Jamaal Siciid

59-  Iyo qaar kaloo baddan

Gudoomiyaha Puntland Diaspora In Leicester (PDL)

Cabdixakiim Jaamac Jooje

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online