Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne oo qarax lagu weeraray

April 23, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne eee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka lagu weeraray Bam ciidamada Itoobiya ee haatan ku sugan magaalada B/weyne xili ay marayeen xaafada Kooshin ee bariga magaalada .Qaraxa ka dib ayaa waxay ciidamada Itoobiya toogteen 4dhalinyaro ah oo goobta ka ag dhawaa

Afar qof oo ay toogteen ciidamada Itoobiya ayaa waxaan ay wili yaalaan goobta lagu weeraray ciidamada Itoobiya waxaana warar hordhac ah oo soo gaaraya Halgan.net ay sheegayaan in qarax ay khasaaro ka soo gaartay ciidamada Itoobiya ee marayey xaafada Kooshin
Ilaa haatan lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidamada Itoobiya iyada oo dadweynihii ay kala carareen qarax ka dib.

Ciidamada Maamulka gobalka Hiiraan iyo kuwa Itoobiya ayaa howlgalo ka wada haatan xaafada bariga magaalada B/weyne waxayna soo qabteen ilaa dhowr qof .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,781 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>