Dalladda Waxbarashada Ahliga ah ee PEN ee Puntland oo Bayaan soo saartay(Masawiro)

April 21, 2012 - Written by

Boosaaso Dalladda Ahliga ee Puntland ayaa kulan ay yeesheen waxay ka soo saareen bayaan lid ku ah wasaarada waxbarashada waxayna dhaliil u soo jeedsheen qaabka ay rabto in ay u maareyso wasaarada waxbarashada ee Puntland .Nuqul ka mid ah bayaanka ayaa wuxuu soo gaaray Halgan.net  wuxuuna u qornaa sidan.

Ka dib markii ay burburtay Dawladdii Dhexe Ee Soomaaliya, ayna meesha ka baxeen adeegyadii ay u qabanjirtay bulshada sida: Waxbarashada, Caafimaadka iwm. Waxaa isu xilqaamay in ay buuxiyaan baahiyaha bulshada ee kala duwan gaar ahaan Waxbarashada dad isugu jira aqoonyahanno, waxgarad , culumaa

udiin iyo odayaal dhaqameed kuwaas oo waxbarashada Dugsiyada gaarka ah (Private Sector) oo 20 jirsatay, naf, maal iyo waqtiba u huray, ugu dambayntiina ku mideeyey Dugsiyadaas Dalladda Waxbarashada Ahliga ah ee PEN (Private Education Network) taasoo ah isku xiraha Dugsiyada gaarka ah. Iyadoo ilaahay mahaddiis qayb libaax ka soo qaadatay Waxbarashada jiilka soo koraya intii ay hawshaas ku dhex jirtay.haysana arday gaaraysa 23,907 arday.

no images were found

Dalladdu waxay qayb libaax ka qaadatay dardargalinta waxqabadkii ay u hawl gashay wasaaraddu laga soo bilaabo 2005tii, taasoo ku soo gabagabawday in la sameeyo isu soo dhowaynta muqararka dugsiyada sare ee Pl iyo midaynta imtixaanaadka (Centralized Exams).

bayaankii oo Dhameystiran Hoos ka Akhriso
PEN1

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online