Darsigii 2aad Sheekh Maxamed Cumar Dirir ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)

April 3, 2012 - Written by

Oslo:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net u soo gudbinayaan cidii aan fursad u hellin in ay si Live ah ula socoto Maqal iyo Muuqaal darsi dhawaan ka baxay Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo oo uu akhriyey Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya , Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa ku nool magaalada Hargeysa waxaan uu ka mid yahay culimada dacwada ka wada magaalada Hargeysa.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa maanta ka bilaabay Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo kitaab la yiraahdo  Fadlul Islam oo uu leeyahay Sh Maxamed Cabdi Wahaab allaha u naxaristee, Sheekh ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray dalka Norway waxaan uu ka mid yahay culimada lagu casumay in ay towjiihaad iyo muxaadaraad u jeediyaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norwey iyo dalalka darsika la ah.

Hoos ka Daawo Darsigii 2aad ee caawa ka baxay Masjidka Towfiiq ee Magaalada Oslo ee uu Akhriyey Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,780 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>