Fadliga Islaamka Sheekh Maxamed Cumar Dirir (Dhageyso)

April 23, 2012 - Written by

Norway:-Sheekh Maxamed Cumar Dirir  oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa socdaal dacwadeed ku soo maray dalka Norway ayaa Kitaab ka akhriyey Masjidka Al-Tawfiiq Waxaana uu Sheekh Maxamed si wanaagsan u sharxay Fadliga iyo Wanaaga Islaanimada. Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa si faahfaahsan uga hadlay nimcada Islaamka iyo sida loogu baahan yahay in lagu faro adeygo.

Hoos Ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh Maxamed Cumar Dirir

[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/p2rfz7j55b/islam.mp3]
Ama Halkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,780 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>