Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal Iyo Muuqaal Daawo)

April 9, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net ee sharafta leh u soo gudbinayanaa Khudbo Jimcihii  uu Allaha dhowree uu ka akhriyey Masjidka Abuubakar ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekh Umal ayaa waxaa uu ka hadlay kuwa  wax isku dirdira oo dadka hadalka u kala qaadqaada isagoo Sheekhu uu soo arooriyey Axaadiista iyo Aayaadka Quraanka ee ku soo arooray kuwa ku mashquulsan isku dirdirka bulshada kuwaas oo alle u balan qaaday cadaab adag maalinta ay geeriyoo daan.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu bulshada Soomaaliyeed uga digay in ay iska ilaaliyaan wax sheega aan la hubsan iyo in umada la isku dirdiro oo wax aan jirin lala ordo.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa xusay i arrinku aysan ku ekeyn kaliya dadka caamada ah balse dadkii ducaada ay arrinkaas qaarkood asiibtay allaha ka caafiyee oo shaqo laga dhigtay war aan la hubin oo la iska sheego .

Sheeikh ayaa ka digay in la dhagayso kuwa fusaaqda ah ee wararka beenta iyo isku dirka dadka ka dhex wada iyadoo ay xitaa gaartay in kooxa iyo ururda diinta  íyo culimada la isku soofeeyo taas oo ah wax lagu yaqaan faasiqiinta .

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey maanta Masjidk Abubakar  ee magaalada Nairobi oo cod ah.

[Audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/o8iq2hoc04/khudbojimce.mp3] Ama halkan

Khudbadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo maqal iyo Muuqaal ah Hoos ka Daawo

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online