Kulan lacag loogu uruurinayey Macadka Imaamu Shaafici ee Magaalada Godey

April 2, 2012 - Written by

Nairobi:-Kulan tabarucaad loogu aruurinayey Machad diini ah oo laga furayo magaalada Goday ee Soomaali Galbeed ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya , kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay dad weyne iyo  waxgarad kale duwan oo iyagu tabarucaad u samaynayey Macadka Imaamu Shaafici ee laga aasaasay Magaalada Godey.

Haddaba waxaa  lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed dhamaantood iyo weliba gaar ahaan jaaliyaadka Soomaaliyeed  ee ka soo jeeda Soomaali galbeed in ay ka qayb qaataan horumarinta iyo dhismaha Machadka Imaamu Shaafici ee laga yagleelay magaalada Godey  wixii faahfaahin ah kala xiriir masuuliyiinta Machadka Imaamu Shaafici ee magacyadoodu ay ku xusan yihiin hoos.

Masuuliyiinta iyo Majliska ugu sareeya ee Machadka Imaamu Shaafici

1- Sheekh Maxamuud  Shible oo ah  masuulka guud

2- Sheekh Cabdiraxmaan Qayliye

3-Sheekh  Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Cabdullahi Cumar

4- Sheekh Cabdiraxiim Abu Caynan

5- Sheekh Cabdirashiid Zayid

6- Sheekh Cabdiraxmaan Wardheere

7- Sheekh Aadan Axmed Ibraahiim

8- Sheekh  Xassan Ibraahim Abuxassan

9- Maxamuud Sheekh Xassan Abu Dalxa

Hoos ka Daawo Video  Kulankii Lacagta loogu Uruurinayay Macadka Imaamu Shaafici ee Magaalada Godey

Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online