Liiska magacyada Ragga Burcad-badeednimada oo ku xiran dalalka Kenya iyo Maldives

April 9, 2012 - Written by

Boosaaso:-Dhallinyaradan Sagaalka (9) ah ayaa bishii March 3, 2009, waxaa soo qabtay Markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Jarmalka, waxaan laga soo qabtay Gacanka Cadmeed. Bishii March 10, 2009, waxaa la keenay Mombassa, Kenya, waxaana lagu wareejiyey dawladda Kenya. Isla bishii March 11, waxaa la keenay maxkamad, dib baana loo celiyey, markii la dhageystey.

Bishii November 9, 2010, ayaa maxkamad la saaray, qaadigii dacwadda qaadayey oo la dhahayey Mohamed Ibrahim, ayaa ku riday xukun ah in dalkoodii loo masaafuriyo, maadaama laga soo qabtay meel ka baxsan biyaha Kenya, wax markhaanti ahna oo caddeynaya inay fal burcadnimo ku jireen aan la soo bandhigin. Xukunkaas, waxaan racfaan ka qaatey “ xeer Ilaaliyihii Dawladda”..

Bishii October 4, 2011, ayaa maxkamad la soo taagey maxkamad, waxaana loo qoondeeyey in SHAN QAADDI ay dacwaddaas dhageystaan oo mar walba ay goob joog ahaadaan

Saddex goor oo dambe oo kala ah, October 17, 2011, December 15, 2011 iyo February 29, 2011, ayaa la soo taagey maxkamad, nasiib darrose mar kasta dib baa loo celinayey, iyadoo sabab looga dhigayey mar walba in qaadiyaashii Shanta ahaa aanay dhammayn, oo mar walba mid ama labo maqanyihiin.

Waxaa hadda loo qorsheeyey in Maxkamad la soo taago, bishan May 3, 2012.

Dawladdu FKMG ahi, waxay xaq u leedahay in la soo ogeysiiyo marka dacwaddaas la qaadayo, si ay goob joog u ahaato marka xukunku dhacayo.

Agaasimaha Guud ee la dagaallanka Burcadbadeedda ee Dawladda Puntland, Mudane Abdirizak Mohamed Dirir (Ducaysane) ayaa caddeeyey in aanu jirin, habayaraatee, mas’uul ka socda dawladda FKMG ah oo weli soo booqday dhibbanayaashaas ku xiran Nairobi, Kenya iyo kuwa kale ee ku xiran daafaha dunida, marka laga reebo buu yiri “kuwa ku xiran Seychelles”.

Magacyada dhallinyarada ku xiran Nairobi iyo Beelaha ay ka soo jeedaan:

1.     Mohamoud Mohamed Hoosh,

Qabiil: Majeerteen, Omar Mohamud, Reer Ali Mohamed

2.     Mohamed Ali Dahir,

Qabiil: Majeerteen, Omar Mohamud, Reer Ali Mohamed

3.     Abdiwahab Mohamed Hassan,

Qabiil: Majeerteen, Omar Mohamud, Reer Ali Mohamed

4.     Mohamed Dool Ali,

Qabiil: Majeerteen, Omar Mohamud, Reer Ali Mohamed

5.     Abdullahi Omar Mohamed,

Qabiil: Majeerteen, Omar Mohamud, Reer Mahad

6.     Abdirizak Hassan Ali,

Qabiil: Majeerteen, Reer Biciidyahan

7.     Abdirahman Mohamed Asayr,

Qabiil: Majeerteen, Ali Saleebaan, Biciidyahan

8.     Mohamud Abdullahi Jama,

Majeerteen, Ugar Saleebaan

9.     Khadar Mohamed Jamac,

Qabiil: Majeerteen, Abdiraxiim.

————————————————————————————————-

37-Dhalinyaro ah oo Burcad-badeednimo loo qabtay oo dalka Maldives lagu xiray

Waxaa xusid mudan, in Dawladda Maldives aanay lahayn sharciga Burcadbadeednimada (Piracy Law), sida darted, ay go’aansatay in dib loogu celiyo dalkoodi.

Safaaradda Somalida ee New Delhi, India, waxay caddeysey inay Somali yihiin, waxayna u goysay ama siisay warqddii safarka ku meel gaarka. Hay’adda UNODC, waxay isku dayday marar badan, laga soo bilaabo 2009, inay dib ugu soo celiso dalkoodii hooyo, iyadoo waqtigaas la qorsheeyey in laga soo dejiyo magaalada Gaalkaco ee Puntland.

Dawladda Puntland, waxay heshiis ay la gashay Maldives oo ku saabsan soo wareejinta dhallinyarada lagu tuhmay Burcad-badeednimada, waxayna heshiiska saxiixday bishii May 26, 2011, heshiiskaasna waxaa sahlayey oo dhexdhexaadinayey, hay’adda UNODC.

Ag. Guud, Abdirizak Ducaysane, waxuu warbaahinta u sheegay in safarkiisii u dambeeyey ee Nairobi Kenya, ka dib markuu dabagal ku sameeyey arrintaas dhallinta ku xiran Maldives ee uu kal xaajooday masuuliyiinta UNODC, oo horey arrinta u bilowday, masuuliyadna ay ka saarnayd, waayo kharash bay u hayaan arrimaha noocan oo kale (Dib u soo celinta), waxay u caddeeyeey inay horey isugu dayeen, wax mas’uuliyad ah oo hadda arrintaas ka saaranna aanay jirin.

“Waa gartood inay sidaa u hadlaan, waayo marna ma aanay arag mas’uul dawladeed oo heer TFG ah oo arrintaas, daqiiqadna ALLE ha ka dhigee, kala xaajooda”, ayuu yiri.

Agaasimuhu isagoo hadalkii sii wata waxa uu yiri ” Waxaan ku boorinayaa Waalidiinta iyo Ehelada dhallintan xabsiyada ku xiran, ee dayaca iyo darxumada magansadey, in ay Xildhibaanada iyo Wasiirada uga wakiilka ah Dawladda KMG ah, ay cadaadis ku saaraan DKMG ah inay u istaagto wax ka qabashada dhallinyaradan ku xiran xabsiyada.

 

Waa kuwan magacyadii iyo beelaha ay ka soo jeedaan dhallinyarada ku xiran Maldives oo ka kooban 7-kooxood

Kooxda 1aad oo ka kooban Todoba (7) waxaa la soo qabtay, December 1, 2009, waxayna kala yihiin:

1.      Osman Mohamud Ali

Da’da: Dhashay 04 July 1968, tel: 622150

Hooyo: Mimina Jind

Aabbo: Mohamoud Ali Mohamoud

.     Xaasle: Labo Xaas iyo Lix Carruur ah.

2.      Abdu Uwais

Da’da: 32 sano, tel: 002525623537

Hooyo: Hawo Abdi (AHU – way dhimatay)

Aabbe: Uwais Mumin

Xaaskiisa: Sabiib Ali Alib, Afar Caruur

3.      Osman Hassan Mohamoud

Da’da: 23 Sano, tel: 5807865, 5816165

Hooyo: Asha Mohamed

Aabbo: Hassan Mohamoud

Xaas ahaan: waa doob, weli ma guursan

4.      Aboukarow Osman

Da’da: Dhashay 08 August 1968, tel: 5597481/5563842

Hooyo: Ijaa Mohamed Mohamoud

Aabbo: Dhaadhoo

Xaaskiisa: Halima Mohamed Abdi oo haysa Toddoba (7) Carruur ah.

 

5.      Musa Mohamed Hassan

Da’da: 35 sano, tel: 5662907

Hooyo: Saynab Sheikh Ahmed (AHU – way dhimatay)

Aabbo: Mohamed Hassan (AHU – wuu dhintay )

Xaaskii way kala tageen, hal canug baa jira.

 

6.      Abdulrahman Essa

Da’da: 19 sano, tel: 596685

Hooyo: Mumina Ibrahim

Aabbo: Essa Alasow

Waa Doob, weli ma guursan

 

7.      Ahmed Sheikh Ali Bir

Da’da: 30 sano, tel: 5455122

Hooyo: Nuuro Hassan

Aabbe: Sheikh Ali

Waa Doob/ma guursan.

 

Kooxda 2aad oo ka kooban Shan (5) waxaa la soo qabtay, December 18, 2009, waxayna kala yihiin:

1.      Mohamed Khalif Farah (Wadaha Doonta/CAPTAIN)

Da’da: 24 sano, Tel: 651704

Hooyo: Halima Osman Esse,

Aabbo: Khalif Farah

Xaaladda Guur: Doob/single.

 

2.      Abdulqani Abdulle Sidoow

Da’da: 35 sano, Tel: 5501794

Hooyo: Madino Gubero

Aabbo: Abdulle Sidow

Xaaskiisa: Sahra Osman oo u haysa saddex (3) carruur

3.      Osman Warsame

Da’da: 22 sano, tel: 863040

Hooyo: Madino Rooble

Aabbo: Warsame,

Xaaskiisa: Samira Dahir way is-freen, waxay u haysaa hal (1) ilmo/canug.

4.      Abdulfatah Hassan Ali

Da’da: 29 sano, tel; 5911872

Hooyo: Hadsan Mohamed Wa’is

Aabbo: Hassan Ali

Xaaskiisa: Halima Hassan, saddex (3) carruur

5.      Ahmed Uwais

Da’da; waxuu dhashay 15/10/1986, tel: 5886556

Hooyo: Halima Mohamed Ali

Aabbo: Mohamud Hassan

Xaaladdisa Guri: waa doob, weli ma guursan.

Kooxda 3aad oo ka kooban Todoba (7) waxaa la soo qabtay, May 16, 2010, waxayna kala yihiin:

1.      Elmi Hassan Noor, Taliyaha Bucadaa

Da’da: 35 sano

Qabiilkiisa: Hawiye, Habargidir, Cayr, Absiye

Aabbe: Hassan NOOR

Hooyo: Ma sheegin Magaceeda

Ku dhashay: Marka, Somalia

Ku barbaaray ama deggenaa: Xamar Bile, Wardhiigley, Mogadishu, Somalia

Shaqadiisa: Kalluumaysi, wade Bus Muqdishu dhexdeeda, Somalia.

2.      Ali Abdullahii Idle (IIDLE),

da’da: 18 sano

Qabiilkiisa: Hawiye, Habargidir, Cayr, Absiye

Hooyo: Fadumo Mohamed Ahmed

Ku dhashay: Dhusamareeb.

Deggenaa: Xarar Dheer

Shaqadiisa: Shaqo Laawe

3.      Abdullahi Yusuf (Fooley)

Da’ada: 20 sano

Qabiilka: hawiye, Habargidir, Cayr, Ayaanle

Hooyo: Nuuro Abdulle Abdi.

Ku dhashay: Guriceel, Galgaduud

Deggenaa: Afgooye

Shaqadiisa: Xoogsade

4.      Osman Hassan Mohamed,

Da’da: 25 sano

Qabiikiisa: Hawiye, Habargidir, Cayr, Ayaanle

Aabbe: Hassan Mohamed Dhoorre

Hooyo: Fadumo Ali Mohamed

Ku dhashay: Mugadishu, Somalia

Ku koray: xaafadda Huriwaa ee Muqdishu, Somalia.

Shaqadiisa: warshadda Kallunka ee ALFURQAAN (xoogsade) iyo Warshadda Canshuur.

5.      Abdi adan Siyad

Da’da: 21 sano

Qabiilka: Hawiye, Habargidir, Cayr, Xasanley

Aabbe: Aadan Siyaad (wuu dhintay)

Hooyo: Hawo Yussuf Abtidoon

Ku dhashay: Mogadishu.

6.      Abdullahi Hassan Ali (Hongor)

Da’ada: 25 sano

Qabiilka: Hawiye, Habargidir, Cayr, Ayaanle

Aabbe: Hassan Ali Mohamed

Hooyo: Abiyo (caabiyo) Dahir Osman

Ku dhashay: Dhuusamareeb, Galgaduud

7.      Ahmed Abdulqadir Osman

Da’da: 22 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir, Cayr, Ayaanle

Hooyo: Muraayo Samantar Diiriye

Ku dhashay: Marka

Kooxda 4aad oo ka kooban Lix (6), waxaa la soo qabtay, May 31, 2010, waxayna kala yihiin:

1.      Abdiwali Ahmed Khayre – Naakhuudihii Doonta

Da’da: 20 sano

Qabiilkiisa: Liisaan, kuna hadlay luqadda May-ga

Aabbe: Ahmed Khayre

Hooyo: Ma sheegin

Shaqadiisa: Kalluumaysi

2.      Abdi Bashir Mohamoud

Da’da: 45 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir

Aabbe: Abdi Mohamoud Osbale

Hooyo: Fatumo

Shaqadiisa: Kalluumaysi

3.      Abdi Osman Shurie (Shuuriye)

Da’da: 19 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir, Suleyman

Aabbe: Osman Shuuriye Abdulle

Hooyo: Ibado (cibaado)

Shaqadiisa: Kalluumaysi

4.      Abshir Hassan Ali

Da’da: 19 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir, Sacad

Aabbe: Hassan Ali Gure

Hooyo: ma sheegin

Shaqadiisa: Kalluumaysi

5.      Dahir Nor Mire

Da’da: 19 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir, Sacad

Aabbe: Nor Mire Elmi

Hooyo: ma sheegin

Shaqadiisa: shaqo ma leh

6.      Uwais Mohamed Diirshe, loo yaqaan “Carab”

Da’da: 20 sano

Qabiil: Hawiye, Abgaal

Aabbe: Mohamed Diirshe Abdulle

Hooyo: ma sheegin

Shaqadiisa: kalluumaysi

Kooxda 5aad oo ka kooban Laba (2), waxaa la soo qabtay, July 2, 2010, waxayna kala yihiin:

1.      Mohamoud Ibrahim Idiris,

Da’da: 25 sano, Xaaskiisa: Saynab, Carruur: hal gabar

Qabiil: Daarood, Leelkase

Aabbe: Ibrahim Idris

Hooyo: Xalima

Ku dhashay: Garowe

Shaqdadiisa: wade bas (bus)

2.      Ahmed Ibrahim Idiris

Da’da: 23 sano, Xaaskiisa: Duniyo, Caruur: Shan (5) Carruur ah

Qabiil: Daarood, Leelkase

Aabbe: Ibrahim Idris

Hooyo: Xalima

Ku dhashay: Garowe

Shaqadiisa: Kalluumaysi

Kooxda 2aad oo ka kooban Todoba (7), waxaa la qabtay, November 28, 2010, waxayna kala yihiin:

1.      Abdulrazaq sheikh Abdulkadir, wadihii Doonta

Da’da: 31 sano

Qabiil: Hawiye, Abgaal

Ku dhashay: meel ka baxsan Muqdishu

Deggenaa: degmada Kaaraan

2.      Ahmed Mohamed Mohamoud

Da’da: 31 sano

Qabiil: Ajuuraan

Ku dhashay: Merka

ku noolaa ama deggenaa: Kismaayo

3.      Abdullahi Yuusuf Mohamed,

Da’da: 32

Qabiil: Hawiye, Shiikhaal

Ku Dhashay: Mogadishu

Deggenaa ama ku noolaa: baadiyahay Mogadishu

4.      Kudhan Muhumud Abdulahi

Da’da: 18 sano

Qabiil: Hawiye, Shiikhaal

Ku dhashay: Gaalkacyo

Deggenaa ama ku noolaa: miyiga Gaalkacyo

5.      Shariif Mohamoud Ali

Da’da: 18 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir

Ku dhashay: Mirroan, Somalia

Deggenaa: Xero qaxooti oo ka baxsan Muqdishu.

6.      Abdi Abdi sheikh

Da’da: 28 sano

Qabiil: Daarood, Majeerteen

Ku dhashay: meel ka baxsan Gaalkayo

Deggenaa: Gaalkacyo

7.      Abdulla Mohamed Hassan

Da’da: 35 sano

Qabiil: Hawiye, Gaaljecel

Ku dhashay: Kismayo

Deggenaa: Kismayo.

Kooxda 7aad oo ka kooban Saddex (3), waxaa la soo qabtay November 30, 2010, waxyna kala yihiin:

1.      Omar Mohamed Abdulle, oo loo yaqaan “Cumar Carab”

Da’da: 28 sano

Qabiil: Hawiye, Murursade.

Dhaawac baa kaga yaal qoorta, dhanka bidix (xabad si qalad ah uga soo baxday RPG), qalitaan baa lagu sameey markii uu Maldives soo garay. Waxuu kaloo qoorrta dhanka bidix ku leeyahay gubasho, sidoo kale Garabka bidix.

2.      Abdulaziz Mohamed Hassan

Da’da: 20 sano

Qabiil: Daarood, Arab Salah

Ku dhashay: Luuq, kuna barbaaray: Baraawe

3.      Mohamed Ahmed Ali

Da’da: 23 sano

Qabiil: Hawiye, Habargidir, Cayr

Ku dhashay: Caad, kuna barbaaray: Mogadishu, Somalia

Waxaa nasoo gaarsiiyey Xafiiska Agaasimaha La dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland

Leave a comment

*

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online