Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray xarunta CID-da ee Puntlland

April 3, 2012 - Written by

Garoowe:-Waxaa maanta xariga looga jaray magaalada Garoowe xarun cusub oo ay yeelan doonto laanta danbi baarita ee Ciidanka CID ee dowllada Puntlland  xaruntaan oo maanta uu xariga ka jaray madaxwey naha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxaam Faroole ayaa waxaa dhismaheeda iyo qalabeynteeda ka qayb qaatay  Hay,adda UNDP ee ka howl gasha degaanada Puntlland.

Xaflada ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxweynaha Puntland, Dr.Cabdiraxmaan Faroole Madaxweyne ku-xigeenka Puntlland Gen Cabdi samad Cali Shire , wasiir ku-xigeenka amniga, Cabdirisaaq Xareed saraakiisha ciidanka Booliska iyo madax ka socotey hay’adda UNDP iyo xubno ka tirsan 2 gole ee Puntlland.

no images were found

Xaflada xaraga looga jaray xaruntaan cusub ee laanta danbi baarista Ciidanka CID ayaa waxaa saxaafada uga waramay wasiir ku-xigeenka amniga Cabdirisaaq Xareed isagoo mahad gaar ah u jeediyey howl wadeenada Hay,adda UNDP ee dhismahaan cusub hirgeliyey. Wasiirka ayaa waxaa kale oo uu mahad gaar ah u jeediyey Saraakiil ka tirsan Dowllada Jabuuti oo ugu deeqday Puntlland in ay ka saacidaan dhinac tababarka ciidanka CID iyo Taraafikada arrinkaas oo uu yiri waxaa lahaa hirgelinteeda kana soo shaqeeyey Madaxweynaha Puntlland iyo Wasiirka Amniga Puntlland Col. Khaliif Ciise Mudan.

M_M_Deeq
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online