Mid ka mid ahaa turjubaanada safaaradda dalkaTurkiga ee Soomaaliya oo caawa la dilay

April 19, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa goordhowayd lagu dilay Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho Yuusuf Sheekh Xassan oo ahaa  mid ka mid ahaa turjubaanada safaaradda Turkiga ee Soomaaliya waxaana dilay koox hubeysan oo aan la aqaan cida ay yihiin.

Dilka ka dib ayaa waxaa goobta waxaa soo gaaray Ciidamada DFKM oo ku sugnaa  ee Isgoyska KM4 waxay sameeyeen hawlgallo iyaga oo baaritaano ku sameeyey dhowr guri oo ku dhawaa goobta uu dilka ka dhacay.

Ilaa haatan lama yaqaan sababta loo dilay turjubaanka Yuusuf Sheekh Xassan oo in mudo ah u shaqeynayey safaarada dalka Turkiga ee Soomaaliya.

 

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,816 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>