Mutamarkii Islaamiga ee 5aad ee dalka Holland oo bilowday (Live )

April 26, 2012 - Written by
Holland :-Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday dalka Holland Mutamar Islaami ah oo ay ka qab galayaan  culimo soomaali oo jeedin doona muxaadaraad iyo towj  ii haad kale duwan, bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland ayaa waxaa ay ka soo qayb galeen Mutamarka si ay uga faa’iidaystaan culimada Soomaaliyeed.

 Culumada ka soo Qeyb galaysa waxay kala yihiin.

1-Sheekh Maxamed Idirs
2-Sheekh Maxamed Cumar Dirir
3-Sheekh Bashiir Shiil
4-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
5-Sheekh Suldaan Gasle.

Mutamarka Islaamiga ee ka bilowday dalka Holland ayaa waxaa si toos ah u gudbinaya  website kala ah Halgan.net . Dacwah-Tv.nl ,Markaz Quba.org iyo Fatxusalaam.com .

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,781 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>