Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar

April 19, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar gaar ahaan magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas in uu muxaadaro u jeedin doono jaaliyada Soomaaliyeed Fadilat Sheekh Cali Warsame oo socdaal ku soo gaaray magaalada Qaahira.

 
Magaalada: Qaahira
Goobta: Masjidka Bilaal Binu Rabaax.
Maalinta: Jimcada 20.04.2012.
Saacadda: 16.00 ama casarka dabadii
Cinwaanka muxaadarada: السنن الكونية في تغيير الأمم

Halgan.net
Qaahira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,817 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>