Sheekh Bashiir Ahmed Sh Yuusuf Aden oo magaalada Boosaaso soo gaaray

April 18, 2012 - Written by

Boosaaso:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad ,Sh Yuusuf Aaden iyo culumo kale ayaa soo gaaray maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari  culumada ayaa waxay ka qeyb gali doonaan Nadwo sanadeedka bishaan oo kale sanad walba lagu qabto Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso.Culumada ayaa waxaa ay caawa marti u yihiin Culumada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaana ay nadwada bilaaban doontaa hadii alle idmo habeenka uu jimcaha soo galayo. Halgan.net ayaa dhawaan soo gudbin doonta Jadwada Nadwada iyo Cinwaanka nadwada iyo magacyada dhamaan culumada ka qeyb galaysa Nadwada hadii alle idmo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,781 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>