Sheekh Cali Warsame Xasan oo soo gaaray Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar

April 12, 2012 - Written by

Qaahira:-Sheekh Cali Warsame ayaa soo gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar. Fadiilatu Al-waalid Sheekh Cali Warsame Xassan Allaha dhowree ayaa la kulmi doona xoogaa nasasho ah ka dib insha Allaah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Qaahira iyo nawaaxigeeda isagoo u jeedin doona tawjiihaad.

Sheekh Cali Warsame Xassan  ayaa ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee mudo dheer dacwada ka soo waday Soomaaliya Dhibaato badana u soo maray alaha ka abaal mariyee .Magaalada Qaahira ayaa horey waxaa socdaal dacwadeed ku gaaray culumada kala ah Sh.Maxamed Cabdi Umal, Sh.Maxamed Sh.Cismaan, Sh. Maxamuud Shible iyo Sh.Axmed Suudaani iyaga oo kulamo la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Qaahir.

Wixii Faah-faahina dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha Allaah.

Halgan.net
Qaahir

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Maashaa Alaah culumada soomaaliyeed iyo dhamaan culimada islaamka Allaha noo xifdiyo

  2. Masha alah sheik allaha dhowro sheekhow somalida uducey

  3. MAASHAA ALLAAH .

    SHEEKHA ALLAAH HA XAFIDO.

Leave a comment

*