Muxaadaradii Sh.C/naasir Xaaji ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sidiiq.(Video)

April 16, 2012 - Written by

Nairobi:-Sh.C/Naasir Xaaji Axmed ayaa caawa Muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Magaalada Nairobi ee xarun ta dalka Kenya gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Al-Sidiiq waxaana Sheekhu uu muxaadaradiisa caawa uga had lay manhajka Ahlu Suna ee Taskiyada Nafta).

Muxaadarda Sheekh C/naasir Xaji Ahmed (Abu Maxamed)ayaa waxaa soo camiray masjidka Abu Bakar dadweynaha ku dhaqan xaafada Islii oo uu ku yaalo masjidka Abu Bakar Al-sadiiq oo ah xaafad ay si weyn u degan yihiin Jaaliyada Soomaaliyeed. Sheekh Cabdi Naasir Xaji Ahmed ayaa aad uga dheeraaday sida ay salafka u dahiri jireen naftooda iyaga oo kaashanaya cilmiga sharciga iyo sida ay uga fogaayeen akhlaaqda xun ee uu reebay sharcigeena.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo maqal iyo Muuqaal ah

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Sheekh C/naasir Xaji Ahmed uu oo Maqal ah.

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/cnasir.mp3]
Ama Halkan

Halgan.net
Nairobi

14 Comments so far

Leave a comment

  1. asc ilaah ayaa mahad oo dhan iskaleh sh cabdinasir alaah wa fajiyo xaqa

  2. scw khayr allaah ha idisiiyo halgan sh allaah ha ka abaal mariyo sh c/naasir xaaji axmed allaah ha idin barakeeyo waxaanse ka cadsanayaa muxaadaro khudbad ahay oo sha umal kana hadlaysa qaadka noosoogaliya webka hadaad haysaan xagaanse ka helayaa hadaan u baahdo

  3. maasha llaah
    walaalayal waa maxadira qiima badan walahaywalaalayal soo geliya maxadiradkii
    sheekh mustafe x ismacil haarun

  4. walalyaal aad mahadsanthiin

  5. WALAALAYAAL HALGAN NET WAXAN KA CODSANAYNAA INAY SOO GELISO MUXAADARAATKII KA DHACAY NORWAY WAAYO MARBAAD SOOGELISEEN HADANA WAAD KA SAARTEEN YAGOO MAQAL AH HADAN WXN IDINKA CODSANAYNAA INAAD SOO GELISAAN WAADNA KU MAHADSANTIHIIN SIDA AAD DACWA U FAAFINAYSAAN

  6. maashaa ALLAH

  7. asc/ awalan waxaan umahad naqayaa alaah jala jalaaluh marka labaad waxa mahd mudan walaalaha halgan oo ku caanbaxay soo bandhigida xaqa iyo faydida beenabuurka laga sameeyo culumada waana web-ka aan ugu jeclahay websaydyada aan daalacdo alaahna ha idinku sugo xaqa wsc/

  8. asc wr wr jzk khayr Alle kheer farabadan ha idinka siiyo sida qiimaha badan oo aad noogu soo gudbisaan muxa darooyinka qiimaha badan leh shiekhana haka siiyo ajar farbadan Anagana hanaga dhigo kuwii qaata hadalka kiisa wanaagsan insha Allah

  9. MASHAA ALAAH ILAH AJIR HAKA SIIYO SHEKH ABDI NASIR MUXAADARADAN QIMAHA BADAN ILAAH DIINTA HANA FAHAM SIIIYO DIINTU WA FAHAM

  10. sheekh cabdi naasir ALLAAH haka abaal mariyo darsigan qiimaha leh .

    sheekha muxaadaradiisii alwalaa walbaraa miyaad webka ka saarteen , SIDEESE KU HELI KARAA .

  11. Asc. wr. wb.
    Walaalaha bahda halgan waxaan idin leetahay Jazaakumullaahu khayran.
    Sheekh Abuu Mohamena iyo culimadeeno kalaba Illaahay ha noo xifdiyo.
    Waa muxaadaro qiimo badan ee Illaahay ha nagu anfaco.

  12. juziitum kheyraaa bahda halgan,waa filaayey inaad soo deyn doontaan alle ha idin barakeeyo aakhiro iyo adduunba, laakiin waxaan isweydiiyaa waxa ku dhacay muxaadaraadkii ka dhacay Oslo-Norwey, ee aydaan usoo gelinin webka kolley waxaa laga yaabaa inaydun soo wadaan ee yaanan ka hor dhicin, any way ilaahay ha idin xifdiyo.

    • asc walalaal akhyaarta sharaftaleh ee u heegan inay ka shaqeyana walalaal halganka inay soo geliyaan muaxadarada sh cabdinaasir xaaji ahmed ee uu ku qabtay walala masjidka abnuu bakar ee nairboi

      • asc walalal akhyaarta laeh sharafta oo markasta ka shaqeeya webka halgan ale yaa idin siin doona awllaal abaalkiina walala waxan idinka codsanaya wlaal inaad soo gelisaan muxaadaradii sh cabadi nasir xaaji ahmed uu ku qabtay dalka kenya inaad noogu rogtan you tube fadlan intaa noosameeya ale khayr ha idin siieye wlaalalal

Leave a comment

*