Sheekh C/qadir Nuur Faarax iyo Sheekh Maxamed Shaafici oo gaaray dalka Zambia

April 18, 2012 - Written by

Lusaka:-Sheekh C/qadir Nuur Faarax iyo Sheekh Maxamed Shaafici ayaa socdaal dacwadeed ku tagay magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia waxaan halkaas ku soo dhaweeyey culumada iyo ducaada ku sugan magaalada Lusaka . Sheekh C/qaadir Nuur Faarax iyo Sheekh Maxamed Shaafici ayaa waxay kulamo la qaadan doonaan Jaaliyada Soomaaliy ee ku nool dalka Zambia gaar ahaan magaalada Lusaka waxaana laga yaabaa in ay u sii gudbaan magaalada Ndola .

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax iyo Sheekh Maxamed Shaafici ayaa muxaadarooyin u jeedin doona galabta jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Lusaka .

Tawjiihaadla Culumada iyo Sawirada waan idiin soo gudbin doonaa Inshalaah marka ay na soo gaaraan.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online