Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kitaab ka bilaabaya Masjidka Al-tawfiiq ee Oslo
April 2, 2012 - Written byOslo:-Waxaa laga ogeysiinayaa akhristayaasha Halgan.net in maanta uu ka bilaabi doono Sh. Maxamed Cumar Dirir kitaab la yiraahdo Fadlul Islam Masjidka Al-tawfiiq Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana uu ka mid yahay culumada lagu marti qaaday in ay ka soo qeyb galaan Mutamarka 10aad ee Oslo.
Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada waaweyn ee dacwada ka wada magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land. Kitaabka ayaa waxaa uu bilaaban doonaa inshalaah 17:10 waxaana si live ah aad uga daawan doontaaInshalaah Halgan Web Tv Station.
Halkan Ka Daawo HalganWeb Tv Station.
Halgan.net
Oslo

.gif)

