Ceelka Shabeel1 ee Dooxada Dharoor oo shidaal laga hellay

May 14, 2012 - Written by

War-saxaafadeed uu soo saaray agaasimaha  shirkada lagu magacaabo Australian Securities Exchange Limited ayaa waxaa uu cadeeyey in uu ku faraxsan yahay in uu sheego in  shirkada Puntlland ka qodaysay shidaalka oo lagu magacaabo Range Resources  Limited ee  hadda gacanta ku haysa Ceelka Shabeel‐1  iyo shirkada wadaaga ah ee la yiraahdo Horn Petroleum Corp. (“Horn” – TSXV:HRN) ay cadeeyeen in ay gaareen  ilaa 150 m oo shidaal ah ( taas oo qiyaastii noqon karta 12‐20Milyan) iyadoo ay howl wadeena ku howlan qodista shidaalka ay sheegayaan in ay  la kulanmayaam shidaal iyagoo ilaa iyo hadda qoday dhumuc dherer le’eg 3,425 mitir .

Howl wadeenada Shirkadda Range Resources ayaa cadeeyey in mar walba oo ay qodistu sii fogaataba ay la kulamayaan shidaal  ilaa hadda ma jiro masuul ka tirsan maamulka Puntlland oo ka hadlay qoraalka maanta lagu soo daabacay  Websiteka Shirkadda Range Resources oo sheegay in Ceelka Shabeel‐1  laga hellay  Shidaal.

Hoos ka Akhriso Qoraalka lagu soo daabacay maanta website Shirkada Range Resources .

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online