Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)

May 22, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net.

Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Masjidka Towfiiq si Live ahna u baxa aad webka Halgan.net mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan wax yar ka dib marka darsigu dhamaadohaddii wax cilad dhinac internetka aysan ku imaan masjid ka Towfiiq  inagoo adeegsan doona farsamo  cusub oo Streamka  uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. waxaan garan waayey waxuu video ah Dr. Ssslax iigu furmi waayey.

Leave a comment

*