Muxaadaradii 4aad Manhajka Salafka ee Nusuusta waciidka Habeenkii 4aaad Sh Shible (Dhamaad)

May 20, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa caawa si Live uga baxay Radio Halgan muxaadaro lagu qabanayo Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi muxaadarada waxaa jeedin doona Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu muxaadaraadkiisa taxanaha ah ugu magac daray Manhajka Salafka ee Nusuusta waciidka.  Live ka dib ayaa waxaan soo galin doonaa muxaadaradii oo cod hadii alle Idmo.Muxaadarada 4aad ee caawa ayaa bilaaban doonta wax yar ka dib ee ka faa,idaysi wacan  .

Hoos ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Radio Halgan Live

Hoos ka Dhageyso muxaadaradii Koowaad iyo tii labaad ee Manhajka Salafka ee Nusuusta waciidka Sheekh Maxamuud Shible.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online