Guddoomiyahii hore ee Golaha Fulinta kooxda Ahlusunna oo shil gaari ku geeriyooday

May 26, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Guddoomiyahii hore ee Golaha Fulinta Ahlusunna Sheekh Cumar Maxamed Faarax uu ku dhintay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Dagaari ee gobolka Mudug.

Sheekh Cumar Maxamed Faarax ayaa waxaa uu ka mid ah hogaamiyaasha ruuxiga ah ee kooxda la baxaday Ahlu Suna ee gobalada dhexe kuwaas oo dagaal kula jira Ururka al-Shabaab.

Sheekh Cumar Maxamed Faarax ayaa shilka markii uu dhacay waxaa gaaray dhaawac culus waxaana loo qaaday Isbitaalka magaalada Gaalkacyo gaar ahaan dhanka Koonfureed halkaas oo uu ku dhintay.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,304 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>