Heshiiska laga gaarey qodobadii lagu muransanaa ee qabyo-qoraalka Dastuurka cusub ee DFKM

May 24, 2012 - Written by

Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray nuqul a mid ah  qodobadda heshiiska ay ku gaareen saxiixayaasha Road Mapka ee ku shiray magaalada Addis Abba ee caasimada dalka Itoobiya qodobadaas ayaa waxaa ay ku saabsanaayeen wax ka bedelka Qayba Qoraalka Dastuurka ay beesha caalamku doonayso in ay u samayso DFKM ee la doonayo in la soo dhiso bisha Agoosta ka dib markii arrinkaas uu yahay codsi ka yimid xubnaha beesha caalamka ee taageera DFKM.

Halkaan ka eeg Heshiiska laga gaarey qodobadii lagu muransanaa ee qabyo-qoraalka Dastuurka cusub ee DFKM

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,305 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>