Jaaliyadda Puntland Diaspora in Leicester oo ka tacsiyeeynaysa geeridii Wasiirudowlaha dastuurka Puntland

May 8, 2012 - Written by

Innaalilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun annagoo kaa tiiraanyeeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Cabdi Xasan Jimcaale oo ahaa wasiiru dowlaha Dastuurka Puntland ayaan waxaan tacsi u direynaa dhammaan shacabka reer Puntland meel walboo ay joogaanba iyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka. Dr Jimcaale waxaa uu ahaa halyeey ay taariikhdu xusi doonto oo runtii taariikhda guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan tan Puntland baal dahab ah ka galay. Waxa si gaar ah loogu xasuustaa kaalintii weyneyd uu ka qaatay qoritaanka dastuurka Puntland iyo waliba calanka iyo sumadda Puntland.

Jaaliyaddu waxa ay leedahay Allaha u naxariista marxuumka oo jantul ferdowsa Allaha ka waraabiyo, dhammaan ummadda reer Puntland iyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaanba Allaha ka siiyo. Aaamiin

 

Waxaa tacsidan diraya

1-    Yaasiin Daahir Muuse

2-    Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude

3-    Maxamed Cabdixaliim

4-    Jaamac Shiikh Cusmaan

5-    Cabdullaahi Muuse Guuto

6-    Axmed Cali Beto

7-    Cali Cashuur

8-    Axmed Guufe

9-    Cabdicasiis Qoolif

10- Cali Dhoore idiriis

11- Cabdixakiim Jaamac Jooje

12- Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal

13- Cabdullaahi kooshin

14- Cismaan Cumar Boqor

15- Cabdinuur Bootaan

16- Farxaan Cali Nuur

17- Burhaan Faarax

18- Xasan Oslo

19- Axmed Maxamed Sablaale

20- Siciid Amesh

21- Warsame Beeldaaje

22- Suldaan Cabdifataax Guure

23- Cali Gacaneey

24- Siciid Yuusuf

25- Maxamed Yuusuf

26- Cabdi Daahir Sodonle

27- Cabdirisaaq Dhamac

28- Aadan Guhaad

29- Shukri Siciid Daahir

30- Ustaad Maxamed Saalax

31- Cabdikeyf Bashiir Faarax

32- Sucaad Ceygaag

33- Xaliimo Saalax

34- Fowsiyo Cartan

35- Liibaan Xirsi

36- Maxamuud Isqasaal

37- Faarax Muuse

38- Siciid Shabeele

39- Nadiifo Dalmar

40- Nadiifo Cismaan

41- Cabdirishiid Beeldaaje

42- Cabdulqaadir Maxamed Ciise

43- Cabdulqaadir Biina

44- Cali Timoyare

45- Cabdulqaadir Yaasiin

46- Cabdisamad Qeyliye

47- Cali Maxamed Ciise

48- Cabdicasiis M Ciise

49- Maxamed Indhoyare

50- Sahra Yuusuf Jaamac

51-  Iyo qaar kaloo baddan

 

 

Guddiga Fulinta Puntland Diaspora in Leicester (PDL)

 

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online