Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo u tacsiyeeynaysa Allaha u naxariistee Xaaji Ibraahim Uunlaaye

May 14, 2012 - Written by

Leicester:-Dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba kadib geeridii ku timid ganacsadihii weynaa ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Xaaji ibraahim Cismaan Uunlaaye oo maanta ku geeriyooday magaaladaNairobiee dalka kenia.

Ibraahim Uunlaaye waxaa lagu xasuustaa sida hagar la’aanta leh ee uu uga qeyb qaadan jiray howlaha samafalka iyo horumarka dalka. Waxaa uu si gaar ah isaga xilsaari jiray dhisitaanka Masaajidyada iyo waliba isbitaalada. Allaha u naxariistee ibraahim uunlaaye waxaa uu ahaa nin si weyn looga yiqiin dhammaan waddamada geeska Afrika, kana mid ah halgamayaashii xisbigii leegada ee SYL.

Dhamman jaaliyaddaLeicesterwaxa ay leeyihiin Allaha samir iyo iimaanba ka siiyo dadkiisii, eheladiisii iyo waliba dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isagana Allaha janatul ferdowsa ka waraabiyo. Aamiin.

Tacsida waxaa diraya

1-     Yaasiin Daahir

2-     Suldaan Maxamuud Qiilmawaayo

3-     Xildhibaan Cabdi Maxamuud Tarax

4-     Xildhibaan Aadan MaxamedCali

5-     Shiikh Cabdalle Maxamuud

6-     Jaamac Shiikh Cusmaan

7-     Cabdullaahi Suudi

8-     Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude

9-     Maxamed Cabdixaliim

10- Cabdullahi Muuse Guuto

11- Axmed Cali Bete

12-CaliGacaneey

13- Cabdixakiim Jaamac Jooje

14- Axmed Guufe

15-CaliCashuur

16- Suldaan Cabdifataax Guure

17- Cabdidaahir Sodonle

18- Siciid Yuusuf

19- Mustafe Cali Madoobe

20- Maxamed Yuusuf

21- Cabdirisaaq Dhamac

22- Cabdulqaadir Biina

23- Cabdulcasiis Qoolif

24- Cabdirishid Qandala

25- Ayaanle Saxar

26- Xasan Oslo

27- Cabdiraxmaan Shiino

28- Maxamuud Isqasaal

29- Bashiir isqasaal

30- Axmed Jaamac

31- Maxamed Jaamac

32- Liibaan Xirsi

33- FarxaancaliNuur

34- Cabdinuur Bootaan

35- Cabdicasiis Muuse Qaalid ( Xeylo Boodo)

36- Axmed Dhalacadde

37- Cabdullaahi Dhunkaal

38- Cabdisamad Qeyliye

39- Mustafe Qeyliye

40- Cabdirishiid Beeldaaje

41- Warsame Beeldaaje

42- Sharmaarke Buule

43- Maxamed Yaasiin

44- Maxamed Saalax

45- Cabdisalaam Teetano

46- Maxmed Jaamac

47-CaliCiise

48- Cabdicasiis Maxamed Ciise

49- Cabdulqaadir Maxamed Ciise

50- Jamaal Siciid

51- Sahra Yuusuf

52- Leylo Jaamac Jooje

53- Shukri Siciid Daahir

54- Sucaad Ceygaag

55- Fowsiyo Cartan

Cabdixakiim Jaamac jooje 
Leicester UK

 

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online