Khudbadii Jimacaha Ee Sh Maxamed Umal oo ka hadlay nidaamka iyo kala danbeynta(Dhageyso)

May 26, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed cabdi umal ayaa khudbadii jimcaha uga hadlay sida islaamka uu u yahay nidaam wanaagsan oo leh kala danbeyn iyo is maqal iyo sida uu islaamka uga digay fowdada iyo khilaafka .Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa ka hadlay sidoo kale in mujtamac meel degan uusan ka maarmin is maqal iyo kala danbeyn.

Hoos Ka dhageyso Khudbadii sheekh Maxamed Cabdi umal
[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/9dk0jgk59q/khudbo25.mp3]

Ama Halkan Mp3

1 Comment so far

Leave a comment

  1. allow xifdi dhamaan culumadda soomaaliya gaar ahaan sh maxamed cabdi umal

Leave a comment

*