Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Idirs uu kaga hadlay Dustuurka DFKM
May 14, 2012 - Written by
Columbus:-Sheekh Maxamed Idirs Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwo ku jooga dalka Mareykanka ayaa waxaa uu Khudbadii Jimcaha uga hadlay Qiimaha Sharecada Islaamka iyo Fasaadka Dastuurka ay dajiyaan BaSharka.Sheekh Maxamed Idirs Ahmed ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka wuxuuna ugu baaqay in ay qaadan Sharci aan ahay ka alle soo dajiyey Subxaanahu watacaah.
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Sh Maxamed Idirs Ahmed Xafidahulaah Qiimaha Shareecada Islaam.
Columbus, OH
Halgan.net

.gif)

