Madaxweynaha DFKM oo ka badbaaday weerar ay ku qaadeen Al-Shabaab

May 29, 2012 - Written by

Afgooye:-Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa badbaaday weerar ay al Shabaab ku soo qaadday kolonyo baabuur ah oo Madaxweynaha sidday.Sida AMISOM ku warrantay Madaxweynuhu wuxuu ka soo laabtay socdaal uu ku tegey magaalada Afgooye oo mar dhow laga saaray ciidanka al Shabaab. Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kan AMISOM ayaa al Shabaab ka saaray Afgooye.

Af hayeenka AMISOM wuxuu u sheegay wakaaladda wararka ee AP in AMISOM ay dib u celisay weerarka al Shabaab, madaxweynuhuna isaga oo nabad qaba uu ku soo laabtay Muqdisho.

Xigasho BBC

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online