Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo gaaray dalka Kuweyt

May 6, 2012 - Written by

Kuweyt:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa goordhaweyd gaaraya wadanka Kuweyt waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey amiirka dalka Kuweyt iyo madax sare oo ka tirsan dowlada Kuweyt .

Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya wasiirka arimaha dibaddaDFKM , wasiirka Macdanka iyo biyaha iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa casumaad rasmi ah waxaa uu ka helay amiirka dalka Kuweyt waxaana uu joogi doonaa dalka Kuweyt mudo laba maalin ah sida aan ku helnay warar hordhac ah .

Warka oo faahfaahsan dhawaan kala soco Halgan.net inshalaaaaaaaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online