Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif oo xarunta Qaramada Midoobay saxaafada kula hadley (Daawo Video)

May 16, 2012 - Written by

Waxaa si rasmi ah uga furmay Magaalada New York ee dalka Mareykanka  shir  gaar ah oo Qaramada midoobay ay uga hadlayeen xaalada dalka Soomaaliya shirkaaas o ay ka qayb galeen Wafdi uu hogaaminayaye Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed , Shariif Axmed ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyey wasiirka gaashaandhiga ee DFKM Xuseen Carab Ciise. iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha DFKM Sh Shariif ayaa hadal kooban oo uu saxaafada u jeedieyey waxaa uu kaga hadalay horumarka ay DFKM ay ka gaaratay dhinac amaanka iyo sida ay Hay,addaha Qaramada Midoobay ay  taageero ugu bixinayaan DFKM  shirarka  loo qabtay soomaaliada gaar ahaan kii ka dhacay magaalada London iyo midka hadda loo balan sana yahay in uu ka dhaco dalkja Turkiga.

Hoos ka dhagayso hadalka Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed

Source Un.org

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online