Maxkamada Ciidamada Militariga Somaliland oo xukun ku riday 22qof(Dhageyso)

May 16, 2012 - Written by

Hargeysa:-Maxkamada Ciidamada Militariga Somaliland ee magaalada hargeisa ayaa maanta Xukuno Dil toogasho iyo Xabsi daayin iskugu jira ku riday  22 qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen dad Shacib hubaysan ah oo shalay Subaxnimadii weerar ku qaaday Xero Ciidan oo ku taala Bariga magaalada Hargeisa .

Weerarkaasi shalay ayay ku dhinteen 7 qof halka ugu yaraan 10 qof oo kalena ku dhaawacmeen hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa goor dhawayd khadka telephone ka kula xidhiidhay  Gudoomiyaha Maxkamada  Ciidamada Somalilnd Yuusuf Faarax Sharmaarke  waxaany ugu horayn waydiisay tirade dadka ay dilka ku xukumeen iyo kuwa xabsi daayinka lagu xukumay

Wareysiga oo maqal ah halkan hoose ka dhageyso

VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online