Ogeysiis:-Mashruuc lagu iibinayo Markaz Bilaal Kultur Center oo ka bilaawday magaalada Arhus

May 8, 2012 - Written by
Arhus:-Waxaa biloowday mashruucii iibinta Markiska Bilaal Aarhus, walaal adigoo  mahadsan ka qayb qaado iibinta Markiska Bilaal ee magaalada Aarhus ee dalka Denmark.  Waana Markaskii ugu horeeyey ee Soomaali bilaawdo in ay ka  iibsato wadanka Denmark waana Guri  ka mid noqon doona Guryaha ilaahey * waqaf lilaah*   waana guri  mustaqbalka umada Soomaaliyeed ee islaamka ah loogu ilaaliyo  mustaqbalkooda iyo caruurtooda.
Guriga Qiimihiisuna Waa 5,000,000 kr
Waxaa loo qoondeeyey ama loo qaybshay 2000 oo sijaayadood oo  tiiba tahay 2500kr,-.
Sida loo bixinayo ee ugu fudud waa saddex jeer oo kala ah sidan  hoose.
1-2500kr      Hal mar.
2-1250kr + 1250kr = 2500kr Laba goor.
3-800kr + 800kr  + 900kr = 2500kr Seddex goor.
Walaal Hadaad go’aansatay sadaqadaan inaad bixisid u fuli sidaad u  balanqaaday adigoo mahadsan inshaa allah.
Walaal sadaqadu maalka ma nusqaamiso waase ku barakoobaa.
kala soo xiriir
Tlf:               71609281 /  71459034
Email:          bilalmaasjid@Gmail.com
Homeside: www.markazbilaal.dk

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online