Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo sheegay in ay qaadaceen shirka Turkiga(Dhageyso)
(May 29, 2012)
Garoowe:-Waxaa dhawaan shir ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntlland  Isimadii dhwaan ku soo laabatay magaalada Muqdisho si ay wadatashi ula yeeshaan madaxda dowllada Puntlland
Madaxweynaha DFKM oo ka badbaaday weerar ay ku qaadeen Al-Shabaab
(May 29, 2012)
Afgooye:-Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa badbaaday weerar ay al Shabaab ku soo qaadday kolonyo baabuur ah oo Madaxweynaha sidday.Sida AMISOM ku warrantay Madaxweynuhu wuxuu ka soo
Maraakiib Shisheeyey oo maanta Madaafiic ku duqeeyey magaalada Kismaayo
(May 29, 2012)
Kismaayo:-Maraakiib dagaal oo laga leeyahay  dalalka reer galbeedka ah ee ku sugan xeebta dalka Soomaaliya gaar ahaan xeebta Kismaayo ayaa maanta gantaalo ku soo riday xaafadaha ku teedsan xeebata ma
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo gaaray Degmada Afgooye
(May 29, 2012)
Afgooye:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa gaaray goor dhow degmada Afgooye Gobolka Shabeellada hoose , halkaas oo ay maalmo ka hor la wareegeen ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM .Madaxweyne Sh
Tv iyo Idaacad ku hadasha Afka Puntland oo maanta la dhagax dhigay
(May 29, 2012)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta waxaa la dhagax dhigay Idaacad iyo Tv ku hadli doonta Afka Dowlada Puntland Idaacadan ayaa noqon doonta Shor Wive halka FM ahaan Somalia loo
Raisulwasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo u dhoofay dalka Turkiya
(May 29, 2012)
Nairobi:-Wafdi uu hoggaaminayo Raisulwasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta airport ee magaalada Nairobi, isagoo ku sii jeeda magaa
Ciidanka Sirdoonka Danmarka PET oo 2 soomaali ah ku xiray Aarhus
(May 29, 2012)
Ciidanka Sirdoonka ee dowllada Danmark ayaa waxaa xalay ay xireen 2 wiil oo Soomaali ah oo da’aadooda lagu qiyaasay ilaa 18 sanno ilaa 23 sanno . Ciidanka Sirdoonka ee dowllada Danmarka ayaa waxaa 2
Press Statement On The Istanbul Pre-Conference
(May 28, 2012)
Nairobi:-The Ministry of Constitution, Federalism and Reconciliation wishes to express its grave concern on the selection of the civil society groups for the Somali Istanbul Pre-Conference. As already
DFKM oo dhaliishay shirka ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiya
(May 28, 2012)
Nairobi:-DFKM ayaa markii ugu horeysay ka hadashay shirka ka furmay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya kaas oo la sheegay in uu u furmay ururada bulshada rayidka iyo qaar ka mid ah odayaasha
Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya (Daawo Masawirada)
(May 28, 2012)
Nairobi:-Qarax weyn ayaa ka dhacay saaka magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu qaraxu sababay dhimasho iyo dhaawac warar hordhac ah ayaa sheegaya in dhaawaca uu gaarayo 29 qof halka dhim

« Previous PageNext Page »