Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Is-goyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho

May 10, 2012 - Written by
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax khasaaro qeystay uu ka dhacay goordhow  isgoyska Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho waxaana la xaqiijiyey in qaraxa uu ahaa miino dhulka loogu aasay ciidamada DFKM oo howlgalo ku jiray. Qaraxa ayaa waxaa uu sababay dhaawac sadex ruux waxaana ku dhintay qaraxa laba qof oo kale dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa ah asakar ka tirsan DFKM iyo dad rayid ah.Ciidamada DFKM ee qarax lagu weeraray ayaa furay rasaas badan waxayna bilaabeen intaas ka dib  howlagallo ay dad ku soo qab qabteen waxaa sidoo kale hakad galay  isku socodka dadka iyo gaadiidka isgoyska Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho.Ilaa haatan ma jiraa cid sheegatay qarax ka dhacay isgoyska Baar Ubar ee Magaalada Muqdisho kaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online