Qisadii Saxaabigii Salmaan Faarisi oo dhameystiran Sheekh Maxamed Cabdi Umal(Dhageyso)

May 27, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masaajid Abubakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa wuxuu uga hadlay qisadii Saxaabigii Weynaa ee Salman Al-Farisi iyo safarkii dheeraa uu u soo maray in alle ku hanuunsho Islaamka.

Qisada Saxaabiga weyn ee Salmaan Faarisi ayaa runtii ah qiso aad cajiib u leh oo runtii qofkii alle uu hanuun la rabo aan cidna ka horistaagi karin waxaana hanuunka oo lagu waafajiyo ay tahay nimco weyn oo alle looga mahdiyo.

Hoos ka Dhageyso Qisadii Saxaabigii Salmaan Faarisi iyo cibrooyinka laga qaadanayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
[audio:https://www.halgan.net/Mp3/salman.mp3]

Ama Halkan Mp3

11 Comments so far

Leave a comment

  1. asc walalayaal waxa aan u mahad celinayaa marka hore allah subxanahu watacalaa marka xigta waxaan u mahad lcelinayaa mamulka halgan mel walbo aad jogtaan waxaan idin leyahay shaqo fican ayaad haysaan oo aad u haysaan umadeena somaliyeed waxaan idin leyahay qisadaan waaa qiso cajiiib ah lakiin waxaan rabay in aan download ku sameyo waan sameyn waayay iyo qisadii oo half ah mar baan tijabinay in aan download ku sameyno marlabaad soo geli sii ay uga faideystaan walaalaha kale jzk

  2. As. MAAMULKA WEBK WAXAAN USHEEGEY MUXADARAD SH UMAL EE SALMAN FARISI MA SOO BAXEYSO DHOWR MAALMOD AYAAN TIJABINEY, BAL MAR LABAAD SOO GELIY.
    JAZAKUM ALLAH.

  3. walaalayaal ale hanoo xifdiyo sheekheen maxamed umal,oo mar kastainoo faa iideeya,iyo walaalah halgan oo inoo dadaala si ay umada ugu shaqeeyaan

  4. waa mahdsadtihiin asxbeey iyo qisadii sheikh umula hafidullah

  5. sc, Fadlan Qisadaan haka saarina page-ka, waa qiso aad u xiiso badan. Jazakalaahu kheyran shiikha iyo maamulka Halgan.net
    Guled

  6. ajir iyo xasanaad badan

  7. maamulka halgan waad mahadsantihiin ilaah haydinka abaal mariyo laki n qisadu madhamaystirne aaway qaybtii kale sxb soo dhamaystira maadna mahad santihiin

  8. asc, mamulka waxan idinka codsanayaa inaa noo dhameystirtaan qisadaan wey goantahay fadlan hadad awodan jazaakallah.

  9. fadlan waxan idnka codsanayaa inaad update ka dhigtaan dowloadka waxakajira problem marka uu dhaafo dowloadku sagaashan wuu isjaraya pleanse Ineed help asap i’m verey intersting to lesen sh umal voice and the qisada cajiibka ah

    • Maamulka Halgan.
      Waa Diyaar walaal ee tijaabi bal hada muxaadarada sheekh Umal Xafidahulaah uu kaga hadlayo saxaadigii jaliilka ahaa salmaan faarisi

  10. Sc Halgan brothers, muxarada sh Umal dib u update gareeya please! (mp3 links ku wuxu dib kuugu celina main-ka) jzkL! Dirir

Leave a comment

*