Radio Halgan Live Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta Sheekh Shible(dhamaad)

May 26, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa caawa si Live uga baxay Radio Halgan muxaadaro lagu qabanayo Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi muxaadarada waxaa jeedin doona Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu muxaadaraadkiisa taxanaha ah ugu magac daray Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta  Muta,awaliinta waana muxaadaradii u danbeysay

Live ka dib ayaa waxaan soo galin doonaa muxaadaradii oo cod hadii alle Idmo.Muxaadarada 2aad haatan ka socota Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi

Hoos ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Radio Halgan Live

5 Comments so far

Leave a comment

  1. asc dhamaan walalaha muslimka ahow

  2. ASALAMU ALEYKUM SHEEKH ILAHAY HA XIFDIYO DARSIGANA WAX BADAN AYUU NOO BIDHAMIYAY

  3. sh khayr alle hasiiye waxay ahahayd in mar hore dadka ay ucadeeyaan axkaamta jihaadka iyo waxayaalaha aan dadka lagu gaalaysiinkarin

  4. jisaa ka LAAH

  5. sheikha ilahey qeyr hasiiyo waxyaabahii loo baahnaa ooo runta ah ayuu kahadlay ilahey ha xafido hana saas iyo sika fiican ayaan rajeyneynaa inuu nogu fa ideeyo dhegestayashane waxaan ogu baqayaa iney qataan eyna ku camal falaan sida wanaaga oo wax nalogu shegay

Leave a comment

*