Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabay darsigii uu ka akhrin jiray Masjidka Tawfiiq(Dhageyso)

May 10, 2012 - Written by

Norway:-Waxaa maanta dib u bilaawday Duruustii uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhrin jiray Masjidka Al-Tawfiiq waxaana darsigii maanta ii Sheekh Dr Cali kaga hadlay Firqada Suufiyada asaaskeeda iyo marxalooyinka kala duwan ay soo martay Suufiyada.

 

Darsigii Maanta oo ka Hadlayey Taariikhda Firqada Suufiyada.

Duruusta uu Akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee ka baxda Masjidka Al-tawfiiq .Jadwalka Hoos ka Akhri
1-Talaado:-Almowsuuca Bacdal Casar 17:45
2-Khamiis:-Almowsuuca Bacdal Casar 17:45
3-Jimce:-Almowsuuca Bacdal Casar 17:45
4-Sabti:-Caqiida Al-Dhaxaawiya:Bacdal Casar 17:45
5-Axad:-Caqiida Al-Dhaxaawiya:Bacdal Casar 17:45.

Halkan Ka Dhageyso Duruustii Hore ee Almowsuuca oo uu Sheekh Dr Cali uga soo hadlay Madaahib iyo Xarakaat Badan.

Halgan.net
Oslo .Norway

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online