Tv iyo Idaacad ku hadasha Afka Puntland oo maanta la dhagax dhigay

May 29, 2012 - Written by

Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta waxaa la dhagax dhigay Idaacad iyo Tv ku hadli doonta Afka Dowlada Puntland Idaacadan ayaa noqon doonta Shor Wive halka FM ahaan Somalia looga wada maqli doono sida uu saxaafada u sheegay Afhayeenka Madaxtoyada Puntland Axmed Cumar Xirsi .

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa horey uga dhawaajiyey in dowladiisa ay howl galin doonto Tv iyo Radio ku hadla afka dowlada Puntland .

Afhayeenka Madaxtoyada Puntland Axmed Cumar Xirsi ayaa sheegay in idaacada iyo Tv ay maalgalin doonto dowlada Talyaaniga  ayna qalabeyn doonta wuxuuna intaas raaciyey in Tv iyo idaacada noqon doonto mid lagu wacyigeliyo bulshada Puntland laguna soo bandhigo waxqabadka dowlada Puntland .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online