Wariye Farxaan Jeemis oo saaka Lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug

May 3, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Alle ha u naxariistee waxaa saaka lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wariye Farxaan Jeemis Cabdulle oo ay xalay kooxo hubeysan ay ku dileen magaalada Gaalkacyo xili uu ku sii jeeday gurigiisa. Wariye Farxaan Jeemis ayaa waxaa lagu aasay qabuuraha Cirjiifa ee duleedka magaalada Gaalkacyo, waxaana aaskiisa ka soo  qeybgalay madax ka tirsan maamulka gobolka Mudug ee Puntland iyo saraakiil ka socotay ciidanka amaanka ,Odayaal ,Cuqaal  iyo waxgarad kale.

Waxaa kale oo aaska wariye  Farxaan Jeemis Cabdulle goobjoog ka ahaa  dhamaan wariyaasha iyo saxaafada ka howlgasha gobalka Mudug waxayna tacsi u direen ehelladii uu ka geeriyooday.

M_M Deeq
Halgan.net 

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online