Wasiirka beeraha DFKM Maxamed Sh.Xassan DFKM oo maanta la dhaariyey (masawiro)

May 14, 2012 - Written by

Muqdisho, Munaasab maanta lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya  isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuli yiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoona ay munaasabada dhaarta ah lagu qabtay Xafiiska Gudoomiyaha Baarla maanka ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Cabdiwali Max’ed Cali Gaas, Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda, iyo Qaar ka tirsan xildhibaanadda. Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Xasan Gaboobe ayaa dhaariyay Wasiirka Cusub ee Beeraraha iyo Xanaanada Xoolaha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xassan.

no images were found

Dhaaryta kadib ayaa waxaa halkaasi hadal bagoodin ah ka jeediyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyay wasiirka Beeraha iyo Xanaanada ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xilka loo magacaabay islamarkaana u gudan doono shaqadiisa si cadaalad ah.

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Xuseen Maxamed Sheekh Xasan uu yahay shaqsi khibrad leh islamarkaana laga rajeynayo inuu guto waajibaadka loo idmey oo ay shacabka Soomaaliyeed ka sugayaan.

Abdinor Abdikadir Mohamed (Daacad)

Deputy of Communication Director,
office of the PM
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online