Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Puntland oo geeriyooday

May 7, 2012 - Written by

London:-War haatan na soo gaaray magaalada London ayaa sheegaya in uu geeriyooday Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Dowladda Puntland Dr.Cabdi Xassan Jimcaale oo mudo ku jiray isbitaal ku yaal magaalada London.Warkan ayaa Halgan.net waxaa soo gaarsiiyey ilo wareed ku dhow wasiirka geeriyoo day Dowlada Puntland ayaa dhawaan ka soo saari doonta warsaxaafadeed geerida   Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Puntland Dr.Cabdi Xassan Jimcaale .

A/Cawale
Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun

    Aniga iyo reerkeyga waxaan tacsi u direynaa reerkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Dr. Cabdi Xasan Jimcaale in uu samir ka siiya, asagane waxaan ilaah uga baryeynaa in uu Jannatul-firdowsa ka waraabiya. Dr. Jimcaale Allaah ha u naxariista

    Aamiin Aamiin

  2. aamiin aamiin waa la wada sugayaah macaan gooyaha qof walba marbaa sidaas looga qadayaa illaahaw u naxariiso qabri suaalka haku dhibin ummada soomaaliyeed iyo eheladii qaraabadii.. madaxwaynaha puntland iyo shacabkeedaba samir iyo iimaan ka sii allah yaa arxamu raaaxiimiiin

  3. Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waa geeri naxdin iyo xanuun badan hase ahaatee qadarka AllE waa daw in loo hogaansanaado. Dr. Cabdi Xassan Jimcaale wuxuu ka geeriyooday ummadda soomaaliyeed oo dhan xanuun gaar ahna geeridaasi waxay ku reebtay bulshada reer Puntland.

    ALLE ha u naxariistee wuxuu ahaa maskax aad ugu tacabtay danta guud iyo qaranimada Soomaaliya , Wuxuuna ahaa saaxiib dhow iyo walaal aan mar kasta talo wadaag lahayn samatabixinta Soomaaliya.

    ALLE ha u naxariisto , janadii fardowsana ha geeyo walaalkay, saaxiibkay , Dhamaanteena samir iyo iimaan .

    Waa QAdar Alle eebaheen ayuu u tegey walaalkeen. Aloow u naxariiso oo janadii fardowsa gee. Aamiin.

    Emb. Rage Haji Mahamed Rage

Leave a comment

*