التبيان في آداب حملة القرآن -Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi Xafidahuläah darsigii 1aad(Daawo)
June 3, 2012 - Written byLondon:-Waxaan halkaan idinku soo gudbin doonaa Kitaabka uu akhriyey Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi oo ka mid ah culumada dalka Soomaaliyeed kitaabka ayaa waxaa la yiraahdaa التبيان في آداب حملة القرآن waxaana alifay imaam nawawi raximahulaah waxaana kitaab muhiim u ah dalabtu cilmiga .Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi ayaa akhriyey kitaabka xili uu socdaal dacwo ku soo gaaray magaalada London.
Halgan Tv Station ayaa horey uu uga baxay si live ah kitaabka waxaana codasaday dad badan oo ka mid ah akristayaasha Halgan.net sidaas ayaa dib ugu soo celinay
Hoos ka Dhageso darsigii ugu horeeyey ee Kitaabka التبيان في آداب حملة القرآن ee uu alifay Imaam Alnawawi Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi Xafidahulaah
C/Casiis Maxamed
Halgan.net

.gif)

